HADAAD IS QIIMO TIRTO CIDNA KU QIIMAYN MAYSO WASIIR ABGAA BY: BASHIIR JAMA

0
956

Waxaan maqaalkaygan kaga hadlayaa arimaha xasaasiga ah eek a taagan gobolka awdal Marka hore waxaan la hadlayaa wasiir abgaal waxaan leeyahey wasiir waxaanad lahayn haba yaraatee  hankii qayrkaa lahaa dadka hada kacdoonka wadaana adey han kuu samaynayaan waxaad tahey wasiir  xaga magaca laakiin horta maxaad qabataa wasaaradaadu maxay ka shaqaysaa maanay ahyn wasaarada binta aad ku caajisto aad wasaaradaha kale ka bunayso maxaa kuu diidey inaad han yeelato oo aad qabato wasaaradaha kale ee ay hayaan qayrkaa waxaan kaloon kuu sheegi lahaa sadexda wasaaradood ee reer awdal hayaan maxaa ka dhigay kuwa ugu liita sida taada oo kale horaa loo yidhi ragu magaca

guudiyo magta way ka siman yihiin adna taas ayaad  banaysey  adigiyo kuwa kale ee kula midka ah ee  dhex fadhiya wasaaradaha aan u qalmin gobolka awdal waxaan kaloon leeyahey wasaarada maa lagugu qasbey mise waa laguu magacaabey adoo ku faraxsan waxaan jeclaan lahaa inaad diido ayaa ka qiimo  badnayd hadaad moodeyso inaad wasaarad hayso anagu hadaanu nahey shacabka reer awdal waxaan

kuu aragnaa nin shaqo tagey Ta labaad gudi kastoo uu uu madex waynuhu magacaabo waxay soo saartaa waxay soo go,aamiyeen

laakin gudida aad ku jirtaa halkey ku danbeysay laakiin maanad adiga laftaada kugu jirin markaad  agfadhido  c/casiis samaale,inawarancade, ina biixi,sacad cali shire,  dadkaas oo kale oo taytalkaa sita  markey kula joogaan adoo gobolkii dhamaa matalaya hadana wata wasaarad aan shaqayn  waxaan u arkaa inaad sadexdiinaa wasiir ku ciyaarteen karaamadii reer awdal ku darsoo markaasaad hadana

leedahey gudibaan ku jiraa haye hadaad gudi ku jirto maant la joogaa maxaad soo go,aamiseen waa wax aan ilaa hada la hayn madex wayne siilaanyana wuxuu quudhsadey salaadiintii gobalada galbeedka  taasina waa mid uu hore u sameeyey markuu u magacaabey wasaaradaha magac u yaalka ah hadana uu cabashadoodii ka jawaabi waayey waxaan wax laga qabtaa gobolo gaar ah e ilaa hada waxa laga  qabtey

gobolka awdal ma jiro dadkan dibada ee aad la hadleysaana waa dad kula jooga dalka run ahaantii  marka la yidhaahdo wasiirka boostaha iyo is gaadhsiin waan naxaa hadana waan qoslaa oo waxaan  arkaa  adoo ku qanacsan laakiin hadaanu nahey dad waynaha reer awdal kuma qanacsanin tan iyo wax u  dhowtoona la soco wasiir meel madhan ku magacaaaban Gunaanadkayga waxaan la hadlayaa wax garadka iyo dhalinyarada reer awdal waxaan leeyahey manta  waa maalinteena waa inaad xaqiina tab kastood ku helaysaan aad ku raadisaan  xaglo laaban xoolo  kuma yimaadaan 100 qof ma gaadhaan shaqaalaha u shaqeeya wasaaradah Somaliland oo dhan waxaad  arkaysaa wasaarad aan 2 qof wax ka badin dhex fadhiyin oo ay dhex fadhiyaan 100 qof oo madex  waynaha  ay casaba yihiin wasiirada idin matalaana waa kuwa ku qancay wasaaradaha aan cidina donan  ee laga yaaco waan ka xumahey inay idinku matalaan wax aan idiin qalmin iyo wax u dhowtoona bal ila

eega walaaal alaain idinku dhaariyee wasaaraha loo magacaabey waa beeraha waa shaqada iyo  shaqaalaha iyo boostaha iyo is gaadhsiinta  waa nasiib daro walaahi waxaa dhaama agaasime waaxeed  yada wasaaradaha  kale waxaad xal ku waydaan wixii kale idinla gudboon waa inaad yeeshaan La soco maqaaladeyda danbe iyo wasiirada maamula misska iyo kursiga ay ku fadhiyaan

Bashirjama002@gmail.com

Tell     0633613396

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here