Daawo Muuqaal: Madaxweyne ku Xigeenka oo Furay Shirweynahii Dhalinyarada Somaliland

0
1099

Hargeysa, (HargeisaPress) —  Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta furay shirweynaha dhalinayarada Somaliland Munaasabad balaadhan oo ka dhacday Hotel Gulied ee Magaalada Hargaysa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda, qaybaha dhalinyarada Somaliland iyo marti sharaf kale.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here