Shirkaddaha Ganacsiga Yaan la ceebayn By: Ahmed-yasin Sheikh Omar

0
1688
Aqoonyahan Ahmed-yasin Sheikh Omar

Hargeysa, Ma ogtahay marxaladaa,miisaanta xaaladaha iyo masalooyinka daddan,noloshaadu adiga ayay ka bilaabantaa iyo is dhexgalka dadka kugu xeeran waxay xanbaartaa waayaha iyo wacdigaa markaa jira waa safar kooban oo samadda ka qoran fikir,ficil,dhacdo iyo faalo baa ka xaasila waayo cid kusii waaraysaan jirin ilaa intii aduunku jirayna war uma kala seegana oo jiilba jiilka ka danbeeya ayuu wixii dhacay isugu qulaamin jiray.

Dhaqanada cusub ee inagu soo kordhay ayaa waxay khatar galin karaan wadajirka iyo islaamnimada.

Shirkaddaha ganacsiga yaanlaceebayn Sheekadani waa sheeko propaganda ah oo ay abaabuleen kooxo qawlaysato ah oo aan cidna dan u hayn waxaana la cadaawad galinayaa inta dhexda ka ah tartanka xisbiyada qaranka ka dhaxeeya liiska adress yada la qaybinayo 2 xisbiba way leeyihiin waa kuwan Kulmiye liiska adeegyada lineka kulmiye.

530726,530865,530879.

530912.530930.530939.

530944, 530958, 530988

530989.

Wadani liiska line-ka waa kuwan:

527443, 540208, 540220, 540221, 540231, 540334, 540341, 540356, 560158, 540358, 540378, 540379, 540380, 540389, 540391, 540396, 540401, 540407, 540414, 540417

Dee xisbiyada si iskumida ayaa looga iibinayaa adeegyada shirkadda telesom bixiso yaan cadaawad lakala dhex dhigin inta wanaaga jecel ee aan la qaybsan karin.

Haddaba dalka waxaa ka jira shirkado farabadan oo ganacsato ah basle shirkadda Telesom waxay noqotay saaxiibka kaliya ee had iyo jeerba is barbar Shacabka reer Somaliland .

By: Ahmed-yasin Sheikh Omar

LEAVE A REPLY