Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Tababar Ku Saabsan Doorashooyinka Somaliland Magaalada Hargeysa Uga Furey Garsoorayaal Kala Duwan

0
928

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland ayaa magaalada Hargeysa tababar ku saabsan doorashooyinka uga furay garsoorayaal kala duwan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here