DAAWO: Barmaamijka ‘Waa KUMA’ Murrashax Muuse Biixi ee lagu dooranayaa

0
955

Hargeysa, (HargeisaPress) —Halkan hoose waxa ku lifaaqan barmaamij dhukumentari ah oo ku saabsan shakhsiyadda, hoggaaminta iyo rajada laga filayo Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay ka hadlayaan haldoorka iyo miiddan reer Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here