Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Laamaha Amaanka Gobolka Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Ee Gobolka Togdheer

0
1143

Burco , (HargeisaPress) —Maamulka gobolka Togdheer iyo laamaha amaanka gobolka ayaa kulan maanta la qaatay masuuliyiinta saddexda xisbi Qaran ee gobolka Togdheer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here