TACSI: Xildhibaan Maxamuud C/laahi Qaalib oo ku Geeriyooday Caasimada Dalka Itoobiya ee Adisababa

0
1242

Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md.Farxaan Aadan Haybe Wasiiru Dawlaha Wasaarada Axmed Cali Maxamuud (Baynax), Wasiirkuxigeenka Wasaarada Duulista Guleed Maxamed Shire, Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Cumar Cabdilaahi Aadan,Agaasimaha Waaxda Duulista, Agaasimaha Waaxda Gaadiidka, Agaasimaha Waxaada Maamulka iyo Lacagta, Agaasimaha Waaxda Aminiga, Agaasimaha Waaxda Qorshayanta, Agaasimaha Waaxda Mashaariicda, Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha, Agaasimaha Waaxda Saadasha Hawda, Afhayeenka Wasaarada iyo Maamulayaasha Madaarada,  iyo Dhamaan Shaqaaleweynaha Wasaaradda Duulistu waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan, Qasnajiyada Wasaarada Muwaahib  Maxamuud C/laahi Qaalib, oo Aabaheed Xildhibaan Marxuum Maxamuud C/laahi Qaalib ku geeriyooday Magaalada Adisababa ee dalka Itoobiya, sidoo kale waxay tacsi taa la mida u dirayaan, Qoyskii, Qaraabadii, ka baxay  Marxuumku , waxa ay Alle uga baryayaan in uu Janadii ka waraabiyo Marxuumka, Qoyskiisii iyo Qaraabadii uu ka baxayna   samir iyo Imaanka ka siiyo Aamiin Aamiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here