Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Sweden oo Martiqaad Qado Sharaf ah Ku Maamuusay Wefti Uu Hogaaminaayey Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Dalkaasi Dhawaan Gaadhay. + SAWIRRO

0
1597

Stockholm , (HargeisaPress) —Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga Muxaafidka Ee Kulmiye Ee Dalka Sweden Ayaa Martiqaad Qado Sharaf ah ku Maamuusay Weftiga Uu Hogaaminaayo Wasiirka Waxbarashada S/land C/laahi Dheere Oo Dalka Sweden Safar Shaqo Ku Tagay,

Masuuliyiinta Xafiiska Xisbiga Muxaafidka Ee Kulmiye Ee Dalka Sweden Iyo Guud Ahaan Jaaliyada Reer S/land Ayaa Si Balaadhan U Soo Dhaweeyey Weftigani Uu Hogaaminayey Wasiir C/laahi Dheere.

 

Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Mudane C/kariim Warsame Iyo Gudoomiye Ku XIgeenka Xisbiga Kulmiye C/risaaq Obsiiye iyo Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Sweden Ayaa Si Qota Dheer Ugu Soo Dhaweeyey Weftigani Dalka Sweden.

Dhankiisa Wasiirka Waxbarashada Iyo Weftigani Ayaa Si Faahfaahsan Uga Mahadceliyey Qadasharaftani Lagu Maamuusay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here