Guryo Ku Shuf Beelay Magaalada Wajaale Iyo Dad Loo Xidh-xidhay Dabkaasi Guryaha Gubay

0
959

Wajaale, (HargeisaPress) —Saddex guri oo ku yaala magaalada Wajaale ayaa dab qabsaday,waxaana dabkaasi loo xidh-xidhay dad loo aanaynayo gubashada dabkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here