Wasiirka Maaliyada iyo Ha’yada Zamzam foundation oo ceel biyood Deegaanka botor laga samaynayo soo dhagax dhigay

0
1197

Gabilay, (HargeisaPress) —Wasiirka Maaliyada iyo hayada Zamzam foundation oo ceel biyood deegaanka botor laga samaynayo soo dhagax dhigay wasiir samsam waxay ka mid tahay wasiirada ugu cadcad ee waxqabadkoodu muuqdo gaar ahaan hawlaha laga fulinayo deegaanka gobolka gabilay.

 

Sidoo kale hayada samsam foundation sarkaal ka tirsan Mohamed cagaweyne oo halkaa ka hadlay ayaa sheegay in muwaadin Emarite inoogu deeqay ceelkan una soo mariyay hayadan samsam foundation horena uga fulinay isla gobolkan .

Maayarka gabilay oo halkaa ka hadlay mayer amiin ayaa u mahadnaqay hawlwadeenada wasiirka iyo hayada samsam foundation.

Suldaan Abshir iyo gudoomiyaha alaybaday ayaa iyaguna u mahadnaqay .

Tafafatiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress Ahmedyasin Sh Omar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here