Xisbiga UCID Oo Guddiga Komishanka Qaranka U Gudbiyay Macluumaad Ku Saabsan Murrashaxiinta Xisbiga UCID Ee U Tartamaya Doorashada Madaxtooyada Somaliland

0
906

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta guddiga komishanka Qaranka Somaliland u gudbiyay macluumaad ku saabsan murrashaxiinta xisbiga UCID u tartamaya doorashada madaxtooyada Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here