Salaadiinta aqoonyahanka culimada Beesha akisho oo Duco ku qabsaday Gobolka gabilay gaar ahaan deegaanka daanyaale

1
1888

Gabilay(hargeisapress) Salaadiinta aqoonyahanka culimada Beesha akisho oo Duco ku qabsaday Gobolka gabilay gaar ahaan deegaanka daanyaale waxay ducadani kulmisay cuqaasha somaliland iyo ethopia ee beeshani leedahay suldaan xasan sh muxumed ayaa halkaa duco u mariyay in tolku mid ahaado Suldaan Abshir xasan cali ayaa isna halkaa dardaaran iyo duco u mariyay waxaanu tilmaamay in akisho farkaliya noqoto Suldaan muxiyadiin suldaan odowaa ayaa isna fariin dhiirigalin iyo dardaaran ah tolka u mariyay gunaanadkii culimadii halkaa joogtay Sh mohamuud suufi oo duco tolka uu abtiga iyo waalidkaba u yahay u duceeyay Sh mohamed sh ismaaciil ayaa ducadii soo gunaanaday oo alle tawfiiqda ha waafajiyo

Hargeisa office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here