Daawo Laba Oo Bas Ah Oo Ku Shuf Beelay Gudaha Magaalada Hargeysa Iyo Cidda Gubtay Oo Aan Ilaa Hadda La Garanayn

0
1104

Hargeysa, (HargeisaPress) — Laba gaadhi oo ah kuwa rakaabka qaada ee loo yaqaan basaska ayaa waxay ku shuf beeleen gudaha magaalada Hargeysa,waxaana ilaa hadda aan la garanayn cidda gubtay basaskaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here