Xisbiga UCID Oo Dhaliilihii Ugu Adkaa Usoo Jeediyey Xisbiga KULMIYE,Kuna Eedeeyey Inay Olole Cad Ka Bilaabeen Gobolada Galbeedka Iyo Bariga Somaliland

0
1469

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xisbiga UCID ayaa dhaliilihii ugu adkaa waxay u jeediyeen xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE,iyaga oo sheegay inay xisbiga KULMIYE olole cad ka bilaabeen gobolada galbeedka iyo bariga Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here