Daawo: Marwo Filsan “Muusow Reer Gabiley anaga ayaa kaaga Filan “

0
2982

Gabiley, (HargeisaPress) — Marwo Filsan Xuseen Khaliif oo ka mida haweenka ka soo jeeda Gobolka Gabiley ayaa sheegtay inay haween ahaan ka go’antahay inay si iskood ah isu abaabulaan, isla markaana qaybtooda ka qaataan halganka xisbigu ugu sidii uu guul taariikhi ah uga soo hoyn lahaa hawlaha doorashooyinka soo socda.

LEAVE A REPLY