Kulmiye oo ka Hadlay Xaaladda Buuhoodle ka Taagan iyo Hawlaha doorashada Madaxtooyada

0
1226

Hargeisa, (HargeisaPress) —Afhayeenka Xisbiga KULMIYE Xasan Gaafaadhi ayaa ka hadlay xaaladda Buuhoodle ka taagan iyo arrimo la xidhiidha doorashada Madaxtooyada Somaliland ee soo socota. Muuqaalkan Hoose ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Shirka Jaraa’id ee Afhayeen Gaafaadhi ee Daawasho habboon:-

LEAVE A REPLY