Guddiga Abwaanada Waa Wayn Ee Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Talaabo Xun Oo Uu Kula Kacay Gudoomiyaha Sharcinimadiisa Lagu Mursan Yahay Ee Baashe Maxamed Faarax

0
986

Hargaysa, (HargeisaPress) —Guddiga Abwaanada waa wayn ee Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaadau talaabo xun oo uu kula kacay xildhibaan Baashe Maxamed Faarax oo ah gudoomiyaha sharcinimadiisa lagu muransan yahay ee golaha wakiilada.

Xildhibaan Dheeg oo kamid ah golaha guurtida sidoo kalena kamid ah ururka  mus-danbeedka abwaanada waa way nee Somaliland ayaa arrinkan si adag uga hadlay isaga oo ka dhawaajiyay in Baashe Maxamed Faarax uu amar ku siiyay in xafiiska ay usoo dhaafaan guddigii dhex-dheexadinta ula timi ee abwaanada ahaa.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY