Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Oo Lagaga Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Shacabka Somaliland-na Looga Digay Inay U Socdaalaan Dalka Somaliya+Sababta

0
1294

Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkii khamiislaha ahaa ee golaha wasiirada Somaliland ee ka dhacay Qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa waxa lagaga hadlay laba qodob oo xasaasi ah oo kala ah qaybintii kaadhadhka codbixiyayaasha ee ka socota gobolada Sanaag iyo Sool iyo socdaalada ay shacabka Somaliland ku tagaan dalka Somaliya.

Waxaana shacabka Somaliland iyo ganacsatadaba looga digay inay u socdaalaan dalka Somaliya,iyaga oo sheegay inaan Somaliya aanay ahayn meel amnigeedu aanu sugan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here