Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kormeer Ku Maray Suuqyada Magaalada Hargeysa

0
1029

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kormeer kusoo maray qaar kamid ah suuqyada magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here