HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed + SAWIRRO

0
13540
Mansha allah Hamblayo

HargeisaPress — Aabo Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe), Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Caynan Boobe Yusuf Ducaale, Bilan Boobe Yusuf Ducaale, Ayaale Boobe Yusuf Ducaale, Hooyo Koos Awdaahir Qalinle, Cabdiraxmaan Cilmi Kaahin, Ayaan Cilmi Kaahin, Shiine Cilmi Kaahin. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan  Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed oo Maanta  Meherkoodu ka Qabsoomay Hotelka Summer Time Green Plaze ee Magaaladda Hargeysa. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin…

Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Ahmed-yasiin Sheekh Cumar, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar Sheekh, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed oo Maanta  Meherkoodu ka Qabsoomay Hotelka Summer Time Green Plaze ee Magaaladda Hargeysa. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA

LEAVE A REPLY