Xisbiga KULMIYE Oo Ka Dhawaajiyay In Barnaamijka Xisbigu Kaga Qayb Galayo Doorashada Uu Yahay Kii Uu Kusoo Baxay Madaxwayne Siilaanyo,Kana Hadlay Xilliga Ay Soo Bandhigayaan

0
1349

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE Xasan Siciid ayaa ka hadlay wakhtiga ay soo bandhigayaan barnaamijkii ay xisbigoodu kaga qayb galayeen doorashada soo socota,waxaana uu ka dhawaajiyay in barnaamijkan uu yahay kii madaxwayne Siilaanyo kusoo baxay doorashadii 2010-kii.

Sidoo kalena waxa uu ka hadlay ololaha ay xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI ka wadaan gobolka Sanaag.

LEAVE A REPLY