Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Maanta Kala Direy Shaqaalihii Iyo Gaadiidkii Ka Hawl Galayay Qaybinta Kaadhka Codbixiyayaasha Gobolka Sanaag

0
1032

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo gaadiidkii ka hawl galayay qaybinta kaadhka codbixiyayaasha gobolka Sanaag oo maalinka barri ah si rasmi ah u bilaabmaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here