Xildhibaanada Cabdiqaadir Jirde,Cabdiraxmaan Talyanle Iyo Xuseen Ismaaciil Oo Si Adag Uga Hadlay Codayntii La Musuq-maasuqay Ee Ka Dhacday Golaha Wakiilada Somaliland

0
1124

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaanada Cabdiqaadir Jirde oo ah gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee WADDANI,Cabdiraxmaan Talyanle oo ah murrashaxii u tartamayay jagada gudoomiyaha wakiilada Somaliland iyo Xuseen Ismaaciil ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa waxay si adag ugaga hadleen codkii la musuq-maasuqay ee maalinkii Axadda ka dhacay golaha Wakiilada Somaliland.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY