Xisbiga Waddani Laantisa Malta Oo loo doortay Abdikariim Mohamed Muhumed + SAWIRRO

0
1759

Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Laanta Dalka Malta Ayaa loo doortay Abdikariim Mohamed Muhumed ah nin dhalinyaro oo Aqooon iyo waayo aragnimo Siyaasada.

Kulamo gooni-gooniya oo lagu dardar Gelinayey Hogaanka laamaha Malta ee Xisbiga Waddani, oo ayaamihii udanbeeyey ay isugu yimaadeen hogaanka guud iyo Hogaanka laamaha Xisbiga Waddani Ku leeyahay Malta.

Waxaan Alle idiinka baryayaa inuu Xilkaa laydiin doortay idinku asturo, idiina fududeeyo idinkana dhigo kuwii dalkooda iyo Xisbigoodaba gaadhsiiya guul iyo horuumar.

Abdikariim Mohamed Muhumed ayaa hore uga mid ahaa warbaahinta Somaliland laakin mudoonyinkii danbe u leeday dhanka siyaasada.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY