Sheekh Aadan Siiro Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Go’aankii Xukuumaddu Kasoo Saartay Kiniisadii Hargeysa Laga Furey Ee Muranka Badan Dhalisay,Fariina U Direy Bulshada Iyo Xisbiyada Qaranka Somaliland

0
1128

Hargeysa,(HargeisaPress) —Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah culimada waa wayn ee Somaliland ayaa khudbadii maanta ee Jimcaha waxa uu kaga hadlay go’aankii xukuumadda Somaliland kasoo saartay kiniisadii Hargeysa laga furey ee muranka badan dhalisay.

Waxaana uu sidoo kalena Sheekh Aadan Siiro fariin u direy bulshada Somaliland iyo xisbiyada Qaranka Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here