HAMBALYO AROOS: Sacad Sheekh Muuse iyo Niciima Muumin + SAWIRRO

0
2519

HargeisaPress — Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Gudoomiyaha HargeisaPress Ahmedyasin sh cumar ahmed, Naasir Aadab nawaa Mohamed cadi sheekh Mustafe abdirahman Happy daahir khaliif Ahmed jaamac saalax Osman mohamed  C/risaaq Daahir khaliif siciid ahmed siciid mawliid ceero Bidixo faysal bagaase bahda hargeisapress Shiine cilmi kaahin Ahmedyasin sh dhalinyarta xisbiyada qaranka Kulmiye Wadani Ucid Mubaarig ismaaciil taani Khadar barud Mohamed al hagi Hamse khaire Mustafe mohamed khayre Siciid sonyo Abdifataah axmed cabdi Waxay dhamaan hambalyo udirayaan Sacad sh muuse qaalib iyo Niciima Muumin oo Arooskooda xalay ka qabsoomay Hotelka Crown ee Magaaladda Hargeisa Waxanu Boqorka iyo Boqoradda, Alle  uga baryaynaa , ubad kheyr qabana ilaahay  kala siiyo, Aamiin, Aam iin, Aamiin,

Sacad sh muuse qaalib iyo Niciima muumin

Waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waara ubad khayr lehna kala hela Ameeen ameeeeeeeeen Ammeeeeeeen.

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Sacad sh muuse qaalib iyo Niciima muumin oo Arooskooda xalay ka qabsoomay Hotelka Crown ee Magaaladda Hargeisa Waxanu Boqorka iyo Boqoradda, Alle  uga baryaynaa , ubad kheyr qabana ilaahay  kala siiyo, Aamiin, Aam iin, Aamiin,

LEAVE A REPLY