Siyaasi Abiib-Timacad Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xukumada Iyo Xisbiga Kulmiye

0
1155

Gabiley, (HargeisaPress) — “Wax walba waanu soo eegnay, ragga tartamaaya na waanu soo wada tijaabinay, ninka keliya ee maanta dalka lagu aamini karaana waa Cabdiraxmaan Cirro, waxa aan idin lee yahay mar labaad waar maanta codkiina ha eersanina reer Alleybadayoow, balanteenu na waa WADDANI.”.Siyaasi Abiib Tima-cad.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here