Daawo Dhibaatooyinka Ay Xayawaanka Eydu Ku Hayaan Bulshada Caasimada Hargeysa Iyo Bulshada Caasimada Oo Ka Hadlay

0
1283

Hargeysa (HargeisaPress) — Waxa maalmihii u danbeeyey gudaha magaalada hargeysa kusoo badanaya xayawaanka loo yaqaano Eyda kuwaas oo fara ba’an ku haya bulshada.

Waxaana markaad dhex marayso suuqa wayn ee magaalada hargeysa ay indhahaagu qabanayaan xayawaanka halista ah ee Eyda oo u socda koox koox,kuwaasi oo ay mararka qaar is dhex qaadayaan bulshadii caasimadda hargeysa ku noolayd,xayawaanka Eyda iyo xoolihii ku dhex noolaa magaalada hargeysa.

Xayawaanka ayaa  waxa habeenkii hoy u ah goobaha sariibadaha hilibka ee haweenku hilibka xoolaha ku iibiyaan,bacadlayaasha iyo badiba goobaha ganacsi ee ku yaala suuqyada magaalada hargeysa.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here