HAMBALYO MEHER: Yusuf Abdirahman Aw Yusuf iyo Maha Maxamoud Cilmi + SAWIRRO

0
2377

HargeisaPress — Aabo Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe), Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Caynan Boobe Yusuf Ducaale, Bilan Boobe Yusuf Ducaale, Ayaale Boobe Yusuf Ducaale, Hooyo Koos Awdaahir Qalinle, Cabdiraxmaan Cilmi Kaahin, Ayaan Cilmi Kaahin, Shiine Cilmi Kaahin. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Yusuf Abdirahman Aw Yusuf iyo Maha Maxamoud Cilmi oo Meherkoodu ka Qabsoomay Hotelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa maanta oo ay bishu tahay  27/7/2017. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Yusuf Abdirahman Aw Yusuf iyo Maha Maxamoud Cilmi oo Meherkoodu ka Qabsoomay Hotelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa oo maanta  27/7/2017. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here