HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO

0
2501

HargeisaPress — Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Maxamud Aw Faarax, Xaaskiisa Saynab Cabdilaahi Xaaji, Cumar Xuseen Xasan , xaaskiisa Kalsuuma Maxamud Aw Faarax, Caasha ismaacil Muuse, xajigeeda, Mubaarik Maxamuud Siciid Boos ,xaaskiisa Amaal Maxamud Aw Faarax, Maxamed Ahmed Yusuf,  Xaaskiisa ifrax Maxamud Aw Faarax, Nimco Maxamud Aw Faarax, Sidiiq, Xaaskiisa deeqa Maxamud Aw Faarax, Farduus Maxamud Aw Faarax iyo Dhamaan reer Abiib Cismaan Diiriye. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed Ahmed oo Arooskoodu ka dhacay Hotelka Crown Magaaladda Hargeysa 25/7/2017. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

……………………………………………………………..…………

Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed Ahmed oo Arooskoodu ka Qabsoomay Hotelka Crown Magaaladda Hargeysa1 15/7/2017. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

……………………………………………………………..………….

Cumar Maxamed Sheekh Muuse, Caruurtiisa, Cabdiqani Abiibi Diiriye, Xaaskiisa Raxma Cayngal, Cabdiraxmaan Quule Xasan, Xaaskiisa Nasrin Maxamuud, Farxaan Xuseen Khaliif (Hello), Xaasaskiisa, Cali Yusuf Jamac, Xaaskiisa, Foosi Xasan Muuse, Xaaskiisa, Abshir Ibraahin Xasan, Sakariye Koosaar jamac gahayr, Ahmed Dayib Guray. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed Ahmed oo Arooskoodu k aka dhacay Hotelka Crown Magaaladda Hargeysa 25/7/2017. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA

LEAVE A REPLY