Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Shirkada Dahabshiil Ka Hirgaliyey Magaalada Berbera

0
1107

Berbera, (HargeisaPress) — Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo casri ah oo mulkiilaha shirkada Dahabshiil Group ka hirgaliyey magaalada Berbera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here