Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska, Mahamed sheekh iyo Suldaan Abshir xildhibaan Mahdi Oo Maanta Soo Kormeeray Goobaha Diiwaan Galinta Gobolka Gabiley

0
1534

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Sheekh Cumar Xasan, Suldaan Abshir Xasan Cali iyo xildhibaan Mahdi iyo Xubno kale Ayaa maanta Soo Kormeeray Goobaha Diiwaan Galinta Kaadhka Codbixinta ee deegaada hoose imaad gobolka gabiley.

LEAVE A REPLY