Warbixin Laga Diyaariyey Goobo Waxbarasho Oo Caasimada Hargeysa Ku Yaala Oo Weli Looxa Khadka Wax Lagu Dhigto

0
1090

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa wali jira goobo waxbarasho oo ku yaala caasimada Hargeysa isla markaana ardayda dhigataa ay wali wax ku barato Looxa iyo khadka la isku qoro.

Waxaana warbixin laga diyaariyey qaabka ay ardaydaasi wax u bartaan.

LEAVE A REPLY