Ciid Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha iyo bulsho-weynta Islaamka, Munaasibada Ciidul-fidriga Awgeed

0
1808

HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress oo idin leh dhamaan akhristayaasha, Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida, waxaanu guud ahaan shucuubta Islaamka, gaar ahaanna shacabka Somaliland ku hambalyeeyey munaasibadda ciidul-fidriga ee sanadka 1438-ka.awgeed leenahay Ciid wanaagsan Ciid Wanaagsan ku ciida.

Ciidan ciideeda kale Ilaahay bashbash iyo caafimaad Ilaahay ha inagu gaadhsiiyo.. Aamiin . Aamiin …Aamiin.

HEESTA CIIDA NALA DAAWADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here