Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Deegaano Ka Tirsan Koonfurta Gobolka Sool Iyo Ujeedada Socdaalkoodu Daaran Yahay

0
815

Hargeysa , (HargeisaPress) — Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanada Saaxdheer Dhuumay Dabataag iyo Dharkayn-geenyo oo ah deegaanadda Koonfurta gobolka Sool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here