Muuqaal: Dhaxal-Sugihii Xilka Laga Qaaday Oo U Hambalyeeyey Wiilka Dhaxal Sugaha Loo Caleemo Saaray iyo Kelmadihii Dhex Maray.

0
1314

Riyadh, (HargeisaPress) —Telefishanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa saaka baahiyey muuqaal Muujinaya Dhaxal Sugaha cusub ee dalkaasi Maxamed Bin Salmaan Binu Cabdulcasiis oo ah nin dhallinyaro ah kaasi oo soo dhaweeyey Dhaxal sugihii xilka xilka laga qaaday ee ay Ilmaadeerka ahaayeen Maxamed Binu Naayef Binu Cabdulcasiis kaasi oo ninka dhaxalka looga wareejiyey ugu yimid in uu u hambalyeeyo oo waliba u sheego in uu Mubaayaco kula galay in uu u hogaansamo la shaqayntiisa inta nolosha ka hadhay.

Wiilka dhaxal sugaha ah ee Maxamed Binu Salmaan ayaa Inaadeerkiisa dhaxalka looga wareejiyey gacanta ka dhunkanaya oo hadalo soo dahwayn ah u jeedinaya illaa uu jilibka ka dhunkaday ixtiraam uu u hayo darteed.

Nala Daawo Muuqaalka iyo sida wax u dhaceen:

HargeisaPress News Desk — Hargeisa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here