Hargeysa , (HargeisaPress) —Iyada oo aafada Tahriibtu ay hadda aad isku soo tarayso isla markaana ay dhalinyaro badan oo reer Somaliland ahi ay dalka ka tahriibeen ayaa waxa warbixin laga diyaariyey dhalinyaradaasi ka tahriibaysa dalka iyo waliba dhaqaale yari soo food saartay dhalinyarada guur doonka ah oo la rumaysan yahay inay tahay sababta ay dhalinyaradu u tahriibayaan.

Maxamuud Cali Maxamed Waa Wariye Ka Tirsan idaacadda BBC-Da ayaa warixbxin ka diyaariyay warbixintan oo luuqa Ingiriisiga ku baxaysa ayaa halkan idinku soo gudbinaynaa ee daawasho Haboon.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here