Xisbigee Ugu Horreynaya Waraaqaha Cod-bixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland ?

0
1425

Hargeysa , (HargeisaPress) —Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa soo saaray siday Musharraxiinta Xisbiyada Qaranka Magacyadooda iyo Astaamahoodu ugu kala horreynayaan  Waraaqaha Cod-bixinta doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka dhacaysa 13 Bisha November, 2017-ka.

Sidaana waxaana lagu caddeeyay Qoraal ka soo baxay Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, kaasi oo ay ku sheegeen in Qori-tuur loo sameeyay Saddexda Xisbi ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, ka dib uu soo baxay in Astaamaha Xisbiga UCID noqonayaan kuwa ugu horeynaya Waraaqaha Cod-bixinta, halka KULMIYE noqonayo ka labaad, ka saddexaadna noqonayo ka WADDANI.

War-saxaafadeedka Komiishanku ku shaaciyey kala horreynta Xisbiyada ee Waraaqaha Cod-bixinta oo ku taariikhaysan 14-kii bishan June, 2017-ka, balse Maanta uun la baahiyey ayaa u qornaa sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here