Wasiiru dawladaha cusub ee Wasaarada Macdanta iyo tamarta Yuusuf Osman garas oo xilkii la wareegay maanta

0
232

Wasiiru dawladaha cusub ee Wasaarada Macdanta iyo tamarta Yuusuf Osman garas oo xilkii la wareegay maanta

Hargeysa-Hargeisapress- isniin 19/06/2017,Madal quruxbadan Oo Ay Ka Qayb Galeen Xubno Wasiiro Ah Iyo Shaqaalaha Wasaarada macdanta iyo biyaha Waxaa madashaas Laga Soo Jeediyey Hadalo Kala Duwan Oo Iskugu Jira Soo Dhaweyn Iyo Sabootin Wasiiru Dawlihii Hore Ee Wasaaradaasi C/raxmaan Siimoodi Iyo Wasiiru Dawlaha Cusub Yuusuf Garas, Wasiirka cusubi wuxuu soo qabtay jagooyin kala duwan xukuumada siilaanyo wuxuu leeyahay khibrad abuuri karta jawi maamul wanaagsan oo aqoon ku dhisan oo wasaaradana wax weyn kusoo kordhin karta.

Halkan ka daawo

 

Hargeisapress -Hargeysa office

LEAVE A REPLY