Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Wada Hadalkii Shalay Hargeysa Ugu Soo Dhamaaday Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo

0
962

Hargeysa (HargeisaPress) —Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay wada hadalkii shalay Hargeysa ugu soo gabagaboobmay dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo oo ay kasoo baxeen qodobo dhawr ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here