Hargeysa (HargeisaPress) —Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maandooriye Isbiirto ah waxay ku wareejiyeen cusbitaalka magaalada Hargeysa,waxaana uu sheegay gudoomiyaha Maxkamadda Hargeysa in la xukumay eedaysanayaashii lagu soo qabqabtay Maandooriyahan Isbiirtada.