Hargeysa, (HargeisaPress) — Taliyaha ciidanka dab-damiska Somaliland ayaa ka warbixiyey xaaladihii u danbeeyey ee askar ka tirsan ciidanka Dab-damiska oo lagu waxyeeleeyey hawl gallo lagu bakhtiinayey dab ka kacay xaafada State House-ka.

Waxaana uu sheegay in dhaawacyada askartaasi loo xidh-xidhay dad kala duwan,isaga oo sidoo kalena ka hadlay arrimo dhawr ah oo kale.

LEAVE A REPLY