Hargeysa, (HargeisaPress) —  Xisbiga WADDANI ayaa War-murtiyeed kasoo saaray khilaafka Diblomaasiyadeed ee wadamada Khaliijka ka dhex qarxay iyo xidhiidhka dawlad deegaanka Somalida Itoobiya,fariina u diray xukuumadda Somaliland.

War-murtiyeed ayaa waxa akhriyey gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI xildhibaan Cabdiqaadir Jirde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here