Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Degmada Wajaale+Tirada Dadka Uu Soo Ritey Iyo Masuuliyiinta Iyo Dhakhaatiirta Degmada Oo Ka Hadlay Xanuunka Shuban Biyoodka

0
1142

Wajaale, (HargeisaPress) —Xanuunka Shuban Biyoodka ayaa ka dilaacay degmada Wajaale oo ka tirsan gobolka Gabiley,waxaana xanuunkan Shuban Biyoodka ka hadlay maamulka degmada Wajaale,Agaasimaha cusbitaalka degmada iyo taliska ciidanka degmada.

advertisements

HargeisaPress News Desk — Hargeisa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here