Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha dallada dhalinyarada Somaliland ee SONYO Cabdicasiis Siciid Saalax ayaa ka hadlay dhalinyaro Reer Somaliland ah oo ay haystaan magafayaasha dalka Liibiya joogaa isla markaana ay baraha Bulshada soo dhigeen muuqaalo ay ka duubeen iyaga oo dhalinyaradaasi la garaacayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here