Xog weyn: Dalka Qatar Waxaa lala Damacsan yahay Inqilaab ama Farogelin Millateri

0
1211
HargeisaPress —Barnaamijkeenan waxaynu ku marigelinaynaa Dr Cabdi Baari cadwaan oo ah qoraa caalami ah oo ku nool dalka Britain, si weyna uga faalooda dhacdooyinka caalamka gaar ahaan kuwa bariga dhexe, waxana uu faallo dheer oo muhiim ah ka bixinayaa xiisada siyaasadeed ee u dhexaysa dalalka Carabta qaarkood iyo Wadanka Qatar.

https://youtu.be/dI5qFzq56hs

LEAVE A REPLY