Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Ka Hadlay Garoomadii Kubadda Cagta Ee Gobolada Awdal Iyo Togdheer Oo Roobab Dumiyeen Kana Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Xisbiyada Mucaaradka Ah

0
1447

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Dhalinyarada iyo CIyaaraha Somaliland ayaa ka hadlay garoomadii Kubada Cagta ee gobolada Awdal iyo Togdheer oo uu roobab dabaylo wataa dumiyeen,qaarkoodna ay dad ku dhinteen,waxaana uu wasiirku jawaab ka bixiyey eedaymo uga yimi xisbiga Mucaaradka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here