Agaasimaha Guud Ee Ciyaaraha Somaliland Oo Magacaabay Gudida Hagi Doonta Ciyaaraha Bisha Ramadaan.

0
1713

Hargeysa, (HargeisaPress) — Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa maanta ku dhawaaqay Gudi hagi doonta Ciyaaraha Ramadaanta.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here