Hargeysa, (HargeisaPress) — Xoghayihii hore ee xisbiga UCID Yuusuf Googooye ayaa faahfaahin ka bixiyey barnaamij ay wadaan isaga iyo aqoonyahanka kale oo shacabka Somaliland lagu soo hor istaajinayo murrashaxiinta axsaabta qaran ee KULMIYE,WADDANI iyo UCID isla markaana lagu waydiinayo su;aalo kala duwan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here