Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaacisay 30 Shaqaale Ah Oo Ay Qaadanayso+Wasaaradaha La Gaynayo Iyo Goobta Imtixaanka Lagu Galayo

0
1257

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada Somaliland ayaa shaaciyey 30 shaqaale ah oo ay qaadanayso hay;addu isla markaana ka hawl galaya wasaaradaha dalka,waxaana imtixaanka lagu galayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo ay tahay markii ugu horeysay ee imtixaan shaqaale dawladeed ah lagu galo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here